WARBIXIN: Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo ka sheekeeyey Qisada Gabadh uu jeclaaday oo laga guursaday iyo Heesihii uu ka sameeyey (Muuqaal)

axmed saleebaan biddeWaxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa Warbixin laga diyaariyey Xog-warran Qoto-dheer oo lala yeeshay Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo ka warbixiyey Qisada Gabadh uu Jeclaa oo laga guursaday balse markii dambe ay Calaf isku yeesheen inay Xaaskiisa noqoto.

Weriye Cumar Seerbiya oo waraysi dhinacyo kala duwan oo uu Abwaanka la yeeshay, ka diyaariyey  warbixin ka kooban Qisada uu abwaanku kaga xog-warramay waayihii ku gedaamnaa Qisadan, Heesihii uu Abwaanku ka sameeyey Jaceylkii uu gabadhaas u qaaday iyo Qodobbo kale oo xiiso badan.

HALKAN HOOSE KAGA BOGO WARBIXINTAN.