Wali Nin Ma Ka Yaabiyay Adoon Aqoon?

 

Waxey ahey wakhti aan saas u fogeyn markaan maqley magaca BK anoo is weydiinaaya talow waayo bk se maxuu Ka shaqeeyaa inbadan bey igu soo noqotey

22/9/2015 anoo safar ku jira waxaan wada raacney gaadhi u socdalaayey magaalo madaxda wadanka Itoobiya ee Addis Ababa, dad u badan somalida ethiopia ta iigu badaney ley Weydiinaayey waxaa uu ahaa yaa ku marti qaadey UK ,is dhago mariyey waxaan oogu jawaabo mahayo Waayo maba aqaan kadaranta mabaan maqal,

Goor danbey hey markaanu gaadhigii udiyaar gorowney abaaro 3 habeenimo waxaa uu sitkeygu ahaa 16 Iyo 17 waxaa wadatey ruux reer sweeden soona gaadhey magaalo madaxda kilarka shanaad ee jigjiga is Wersaney isna aqoonsaney intaaney su aal kale iwey diin waxey i gu xigsiisey BK waxaa uu joogaa adiis Waxaanu sugayaa fise uu ku tago cariga ingiriiska , Tolow yaa martiqaadey yaab iyo amakaag baa ugu hawaarsadey isku dayey inaan garto ninka labadii Cishee u dan beeyey igu soo noqnoqonaayey

Waxaana su aaley walaal waayo BK ruuxii yaab yidhi madoo Reer Hargeisa baa garan waayey BK xagaad ku jirtey ku celiyey ma aqaanee hadaad iishegto maxaa dhib Jira , Waxaa uu iiguyidhi ma xabsibaad ka soo baxdey idhi maya waxaan joogey Hargeisa kuna nooley laakiin Ninkani waa ii dhiman yey ka dib isagoon rumeysan waxaa uu iyidhi waa FANANN CAANA, haa nin kani Ceyn kaa miyaa hadaba xagaaguu ka caan yee wali waanu ka la horeynaa garana maayo isasoo Gaadhi Ilahey bey kuxidhan they

 

 

W/Q : Cabdi Sheik Maxamed

 

LASOCO QEYBAA DAN BE