Wafti uu hogaaminayo Madaxwayne Axmed silaanyo oo safar ugu baxay gobollada bariga somaliland

 

 Halkan ka Daawo (slpost) Wafti uu hoggaaminayo madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta safar ugu ambo baxaan gobollada bariga Somaliland halkaasi oo  ay  abaar xoogani saamaysay dadka iyo duunyaba, Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland ayaa ka warbixiyay safarka waftiga Madaxweynaha