Waddooyin Laamiyo Ah Oo Laga hirgeliyay Laascaanood

Hargeysa, (SLpost)- Magaalada laaaanood xarunta Gobolka Sool Waxaa weli ka socda qorshaha hagaajinta bilicda Magaaladasi, iyadoo Xukuumada Somaliland ay ka waddo mashaariic ay ka mid tahay wadooyin laamiyo ah oo dhexmara magaalada, Dugsiga boodhanka ee hablaha iyo wiilasha iyo Madaarkii diyaaradaha, horena looga hirgeliyey mashaariic ay ugu waaweynaayeen Mac-hadka Caafimaadka iyo garoonka Kubadda cagta ee Cabdi Bile Cabdi.