Wacdaraha Kulan dhexmaray Prof Samatar iyo Ardayda Jaamacadda Gollis (DAAWO)

Hargeysa (SLpost)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa maanta kulan ballaadhan la qaatay Ardayda iyo Maamulka Jaamacadda Gollis, waxaanu halkaas uga jeediyey khudbad dhiirri-gelin iyo hoga-tusaaleyn la xidhiidha mustaqbalkooda iyo doorka ay ka qaadan karaan horumarinta dalka.

qweKulanka oo ka dhacay xarunta Jaamacadda Gollis ee Hargeysa, waxa ka qayb-galay Maamulka Jaamacada, Macalimiinta iyo Arday tiro-badan, waxaana halkaas Miyuusikada Heesta Qaranka halkaas ku soo bandhigay gabadh ka mid ah Ardayda Jaamcadda oo baratay Xirfadda Miyuusikadda loo yaqaano Saxophone oo ay ku soo bandhigtay miyuusikadda Heesta Qaranka.

HALKAN KA DAAWO