Ururka Isku-xidhka Qurboogga Somaliland ee Qaaradda Yurub oo Shirkoodii Labaad Yeeshay (DAAWO)

London (SLpost)- Ururka Qurbejoogga Somaliland ee Qaaradda Yurub (European Association of Somaliland Diaspora) oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano (EASD) oo Xaruntiisu tahay magaalada London, ayaa shirkoodii labaad ku yeeshay magaaladaas.

Ururkan oo ka shaqeeya Arrimaha Qurbejoogga Somaliland iyo Gaadhsiinta Qadiyadda Somaliland ee dalalka Yurub oo ay xubno ka yihiin Aqoonyahanno isugu jira Rag iyo Dumar u dhashay Somaliland, waxa Isu-duwe ka ah Cabdinasir Garaad Abshir Garaad Faarax.

Daawo Muuqaalkan

[youtube http://www.youtube.com/watch?v=z3XLgWbrF8A]