Ujeeddada Kulan Dhexmaray Badhasaabka gobolka Awdal iyo Guddi ay iska Xuleen cuqaasha Gobolkaaasi

Cabdoo Axmed AayirBoorama (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayer, ayaa shalay xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddi Cuqaal ah oo ka kooban 15 Xubnood oo Cuqaasha gobolkaas ku meteli doona Isku-xidhka bulshada iyo Maamulka gobolka.

 

HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA BADHASAABKA

SOMALILANDPOST.NET