“Tuugu Intaanad Tuug Ku Odhan Ayuu Tuug Kugu Yidhaahdaa” Wasiir Xirsi

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka madaxtooyada Xirsi XaajI Cali Ayaa ka hadlay hadalo suuqa ku jiray oo sheegayay inuu sheegtay inuu hanti badan wakhtigan haysto iyo inuu la kulmay saxafiyiin beeshiisa ah, waxaan uu arimahan oo warbaahintu waydiisay uu kaga jawaabay.

https://youtu.be/aBOgqfDVaEo