Turkiga iyo Israa’il Oo Ka Heshiinaya Xidhiidhkoodii Go’ay Shan Sano Ka Hor

Turky(Slpost)-Wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa sheegtay in turkiga iyo israel ay horumar ka sameeyeen sidii loo soo gabagabayn lahaa heshiis dib u soo celin doona xiriirkii caadiga ahaa, ka dib 5 sano oo xidhiidhku xumaa. Turkigu waxay sheegeen in heshiiska lagu dhaaystiri doono kulan kale oo goor aan dheereyn la isugu imaan doono.

tukiga