Toban Xildhibaan oo Canbaareeyay Xadhiga Suldaan Sanbeyste iyo Boqor Raabi

Hargeysa(SLpost)-Toban xildhibaan oo ka tirsan xidhibaanada mucaaradka ah ee golaha wakiialda ayaa canbaareeyay xadhiga suldaan Sanbeyste iyo boqor Raabi kula kacday, waxanay xukuumadda ku dhaliileen inay danbi ay leedahay ay shacabkeeda ku dhibiyso.

https://youtu.be/kK2WWsEO2Cw