Tirsigii Afraad (4) ee Majalladda WEEDHSAN oo ifka u soo baxay

Dhammaan akhristeyaasha iyo macaammiisha warbaahinta kala geddisan ee WEEDHSAN Corporations, waxaannu ugu bushaaraynaynaa inuu ifka u soo baxay caddadkii Afraad (4) ee Majalladda WEEDHSAN, isla markaasna laga heli karo badiba maktabadaha iyo goobaha wax-akhriska ee dhulalka Soomaalidu ku nooshahay. Faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xidhiidh, contact@weedhsan.com ama Teleefannada kala ah: +252 7 9111181, ama +252 2 4160271. Mahadsanidin.