Taliyeyaasha Ciidamada Qaranka iyo Booliska oo Shaaciyey Kaalinta ay ka Geysanayaan Dhismaha Waddada Ceerigaabo (DHEGAYSO)

Burco (SLpost)- Taliyeyaasha Ciidamada Qaranka iyo Booliska Somaliland Sarreeye Gaas Ismaaciil Shaqale iyo Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ku dhawaaqay in dhammaan askarta labadaas Ciidan ee ay taliyeyaashooda yihiin ka qayb-qaadanayaan Qaadhaanka loo ururinayo dhismaha Waddamada isku Xidha gobolka Togdheer iyo magaalada Ceerigaabo.

Laba taliye oo maanta ka qayb-galay ka qayb-galay munaasibad madaxweynuhu ku dhagax-dhigay dhismaha waddadaas, ayaa sheegay inay waddadaas ka qayb-galayaan qaadhaan dhan 1 dollar oo askarigiiba mushaharkiisa laga jarayo saddexda bilood ee soo socda.

taliyeyaasha Milatariga iyo Boliska somalilandDhegayso

Z0000025

SOMALILANDPOST.NET