Taliye Nuux Ismaaciil Taani oo ka hadlay Hadal-haynta Cabashada Ciidanka Qaranka iyo Arrimo kale

 

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa markii ugu horaysay ka hadlay hadal hayn muddooyinkii u dambeeyey bulshadu isla dhexmaraysay oo ku saabsan Xaalada Ciidanka Milateriga ee u hoggaamiyaha u yahay.

Taliye Nuux Taani waxa uu ka dhawaajiyey in ay madnuuc tahay buun-buuninta siraha iyo xogaha la xidhiidha Ciidanka Qaranka oo ku tilmaamay mid khatar amni ku keeni karta Dalka.

Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo maanta warbaahinta la hadlay waxa uu farriin xambaarsan gar-naqsi iyo hogo-tusaaleyn digniini la socoto u diray siyaasiyiinta Xisbiyada mucaaradka oo qaarkood uu ku dhaliilay inay faro-gelin ku sameeyeen arrimaha Ciidammada iyo siyaasaddooda..

Hadalka Taliye Nuux Taani kaga bogo Muuqaalka Hoose

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net