Taliyaha Socdaalka Oo Ka Hadlay Nin Lagu Tuhunsan Yahay Faafinta Mahad-habta Shiicada Oo Ay Hayaan

Hargeysa(SLpoast)-Taliyaha ciidamada socdaalka Somaliland ayaa ka hadlay nin ay hayaan oo lagu tuhunsan yahay faafinta madhabta shiicad, ninkan oo ay warbaahintu qortay inuu yahay Irani ayuu sida oo kale beeniyay, waxaany ka hadlay sida haatan uu yahay isku socodka Somaliland iyo Itoobiya