Taliyaha Asluubta Oo Booqday Mandheera Xadhigana Ka Jaray Dhismayaal Cusub

Mandheera(SLpost)-Taliyaha ciidanka asluubta ayaa kormeer ku tagay xabsiga Mandheera oo ay ku xaraysan yihiin maxaabista ugu badan ee Somaliland, waxa uu taliyahihu soo bandhigay maxaabiista ay u sameeyeen dhaqan celinta iyo dhismayaal meesha oo xadhiga laga jaway.