TAHNIYAD: Meherka Dr. Maxamed Muuse Xasan iyo Waa’im Maxamed Cismaan

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Muxumed Maxamuud, Guddoomiyaha ururka Dhakhaatiirta Somaliland (SMA) Dr. Axmed Ibraahim Bade (Obolos), Guddoomiye ku-xigeenka ururka Dhakhaatiirta Somaliland, Dr. Axmed Siciid Cali, Dr. Maxfuud Cabdi Cabdillaahi, Dr. Mahad Cabdi Yaasiin, Dr. Cabdirashiid Axmed Cabdi, Dr. Cabdikariin Maxamuud Gaas, Dr. Mukhtaar Jibriil Kaahin, Dr. Maxamed Yuusuf Aw Cali Culimo, Dr. Aadan Haybe Faarax, Dr. Suhayr Maxamed Xasan, Dr. Huda Maxamed X. Xuseen, Dr. Jinow Maxamed Qaalib, Dr. Fatxiya Sh. Muxumed Warsame, Dr. Hodan Cabdillaahi Ducaale, Dr. Sahra Caydiid Cabdillaahi, Dr. Xamda Cabdiraxmaan Maxamed, Dr. Guddoon Aadan Cabdi, Dr. Ciise Cabdi Jaamac, Dr. Idiris Cali Xasan, Dr. Siciid Maxamed Aw Cali Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Aw Cali (Aw Koombe) iyo dhammaan xubnaha iyo hawlwadeennada ururka Dhakhaatiirta Somaliland;

**************************

Maxamed Saleebaan Cumar, Mustafe Sh. Cumar Geeddi, Cabdiraxmaan Maxamed Sh. Yoonis, Saddaam Maxamed Axmed, Xasan Maxamed Yuusuf, Mustafe Cabdi Maxamed (Jannaale), Faysal Maxamed Xasan, MM Kastan, Yuusuf M Xasan, Cumar M Faarax, Caydaruus Sh. Cumar, Yuusuf Daahir, Maxamed Baashe X. Xasan, Xasan Cumar Hoorri, Axmed Ismaaciil Muxumed (Axmed Deeq), Dhamme Maxamuud Axmed, Sacad Muuse Cabdi, Huda Sh Yuusuf Cali,  Axmed Warsame, Cabdiraxmaan Diiriye Aburaas, Axmed Maxamed Cabdillaahi, Khaalid Jaamac Qodax, Axmed Yoonis, Nuux Maxamed Saleebaan iyo guud ahaanba hawlwadeennada iyo qorayaasha waaxaha kala geddisan ee Mareegaha barta Internetka, Soo-saarayaasha Majalladda WEEDHSAN iyo Wakiillada laamaha kala duwan ee dalalka debedda u jooga WEEDHSAN

**************************

Maamulaha Guud ee shirkadda ALNUUR Furniture Cabdiraxmaan Maxamed Nuur iyo dhammaan hawlwadeennada iyo shaqaalaha waaxaha kala geddisan ee shirkaddaas;

Macallin Cabdi Cabdillaahi (My Dear), Sacad Muuse Cabdi, Aadan Xirsi Yaasiin, Axmed Saleebaan Cumar, Axmed Saleebaan Xasan, Maxamed Axmed Xuseen, Mustafe Saleebaan Xasan, dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan:

Dr. Maxamed Muuse Xasan

iyo

Wi’aam Maxamed Cismaan

Oo meherkoodu maanta, June 21, 2012 meherkoodu ka qabsoomay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha bashbash iyo badhaadhe, ubad kheyr qabana kala hela.

Aamiin……………………..Aamiin……………………….Aamiin.