TACSI Tiiraanyo Leh; Marxuum Buraale Daahir Qolombi oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa

tacsiDhammaan Ilma Iid Kaariye Samaatar, Dhammaan Ilma Maxamuud Kaariye Samatar, dhammaan Ilma Mowliid Kaariye Samatar, dhammaan ilma Maxamed Kaariye Samatar, dhammaan Ilma Keyse Kaariye Samatar, Milgo Kaariye Samatar iyo Carruurteeda, Sahra Kaariye Samatar iyo Carruurteeda, Aamina Kaariye Samatar iyo Carruurteeda, Nimco Kaariye Samatar iyo Carruurteeda, Hinda Kaariye Samatar iyo Carruurteeda. Dhammaan Dadkaasi waxa ay tacsi tiiraanyo u dirayaan ehelkii qaraabadii iyo qoyskii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Buraale Daahir Qalombi oo shalay ku geeriyooday laguna aasay magaalada Hargeysa.

Waxa ay marxuumka Eebbe uga baryayaan Naxariistii Janno ka waraabiyo, ehelkii, qaraabadii iyo Qoyskii uu baxayna samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin……..Aamiin……..Aamiin.