TACSI Ku Socota Qoyska Ilma Good oo Aabahood Shil-baabuur ku geeriyooday

tacsiInna Lillahi wa inna ilaihi raji’un

Waxaa dhamaan hadaanu nahay dhalinyarada Reer Burco ee hoos ku qoran Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, ilaahay how naxariisto Abdi Good, Hamud Good, Muxuyadiin Good, Suleekha Good, iyo dhamaan ilmaGood meel kasta ooy aduunka ka kala joogaanba geeridii naxdinta lahayd eek u timi aabahood MOHAMED HUSSEIN NAALEEYE GOOD (ABEES) oo ku geeriyoodey shil baabuur oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Berbera iyo Hargeisa.

Dhamaantayana waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistiisa janatul ferdowza ka waraabiyo marxuumkaa, isaga iyo wixii muslimiin ahba:

Suldaan Mohamuud Haaji Hussein, Hassan Macalim Qaasim, Siciid Adan Ismail (Siciid Gurey), Abdi Siciid Dhaylo, Abdi Jama Faarax, Abdi faarax Midhaaf, Jama Abdullahi Biime, Mohamud Mohamed Abdalle (Lawyo), Abdi Jaaquur, Mustafe Budhjabay, Abdirashid Culus, Ali Abdi Dhinbiil, Osman Miig, Ibrahim haaji Ali, Ali Osman Yusuf (Ali Bashiir), Siciid Hassan Sheekeeye, Hassan Macalin Qaasim, Ibrahim Ducaale Talaabo, Ahmed Adan (keyse gurey), Abdifatah Nuur Bitig, Feysa Mohamed, Asha Abokor dibigaale, Khadra Sarmaan, Saleebaan Nugaal, Jamac  indhacase, Yasmiin abokor Afdhale, Mohamed Yusuf, Kaltuun Elmi, Abdirashid Ali Ardo, Fatima Adan Ismail, Mona J Good, Nasra Goodir, Farduus Cige, Farhiya Dubad Qodax, Hamse Salaan, Baashe Qulumbe, Foosi Hassan Adan, Sabaax Hassan Adan, Shiine Omar Gadhoodhle, Farhiya Midhaaf, Muna Handule, Jamac Hussein Yalaxle, Asia Hussein Haaji Ali, Hodan Naleye, Sacad Qawdhan, Omar Yusuf Abdi Saeed, Shiine Yusuf Abdi Saeed, Abdirahman Ahmed (Abdi Baasto), Abdikariim Madoobe.