TACSI ku socota Qoyska Ilma Cabdilaahi Kabadhe

Ibraahim Gaafuun, Maxamed Gaafuun, Ibraahim Dalqaf, Cabdillaahi Sandheere, Fu’aad Qoortumaale, Hamse Suudi, Cabdirisaaq Suudi, Cabdi Buushe Muruq-liqe.

Dhamaan dadkaasi waxay Tacsi u dirayaan geeridii naxdinta ahayd eek u timi Ilma Cabdillaahi Kabadhe oo ay Hooyadood Marxuumad Faadumo Cali Xasan oo maanta ku geeriyootay laguna aasay Magaalada Hargeysa. waxay Marxuumadda Illaahay uga baryayaan in Janadiisa ku abaalmariyo, dhammaan ehliyaddii, qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin… Aamiin…… Aamiin

————————————–

Canab Cismaan Cige, Nimco Yuusuf Gadhweyne, Samsam Keyse Durraan, Faadumo Cabdi Cawar, Aamina Cilmi Axmed, Cudbi Duraan Cige, Aamina Cige Wacays, Foosiya Maxamed Xasan, Farxiya Axmed Dhalaab iyo Faa’isa R.G., Ducaale Cabdisuudi Maxamed iyo Maxamuud Dhagalaab, Ilma Cabdillaahi Hirdaale, Dhamaan Ilma Af-gaab Ibraahin Nuur.