Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo oo Tacsiyadeynaaya Madaxweynahi Hore Daahir Rayaale Kaahin oo hooyadi ku geeriyootay Boorame Axaddi 8/12/2013

tacsiWaxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta  ay ka baxday uuna u horeeyo Madaxweyni hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin.

Waxaan Alle marxuumadda uga baryaya inuu dambigeeda dhaafo, kana yeelo kuwa uu ku manaysto Janatul Fardaws, ehelkana waafajiyo duco iyo samir.

Axmed Xasan Carwo

La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha,

Ganacsiga iyo Malgashiga