TACSI ay dirayaan Jaaliyadda Somaliland ee Imaaraadka Carabta Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Aadan Mire Waqaf

Anagoo ka tirsan Jaaliyadda Somaliland ee deggan Imaaraadka Carabta waxaanu tacsi u diraynaa qoyskii, qaraabadii, saaxiibadii, eheladii iyo qaranka Somaliland geerida xaqa ah ee ku timid ALLE ha u naxariistee Adan Mire Waqaf oo ku geeriyoodey dalka Malaysia. Waxaanu marxuumka ILAAHAY uga baryaynaa inuu Janatul-Firdaws ugu deeqo, qoyskiisa iyo qaraabadiisana samir iyo iimaan ka siiyo. Amiin

Ibrahim X Barre Nuur, Axmed Shire Maxamed, Jamac Saleban Allaale, Cumar M Biixi, Warsame Diireye Muuse, Eng Maxamed Siciid Ayaanle, Prof Ismaciil Ducaleh Yussuf, Yussuf Ismaciil Warsame, Cali Maxamed Ogleh, Dawood Saleban Cabdi, Ibrahim Aw Yussuf, Eng.Adan Yusuf (Idigaa), Saleban Yussuf Maxamed, Maxamed Jama Maxamed, Saleban Cabdi Xaaji (Deerag), Cabdi X Ciise (Macallin), Maxamud Ismaciil (Afyare), Eng Maxamed Adan Geedi, Eng Maxamed Adan Ducaleh, Xassan Sulub Axmed, Cabdillaahi Yussuf Nuur, Jamac Cali Gurxan, Cisman Axmed C Kaar, Xusseen Maxamed Cabdalle, Saleban Cabdo Fadal, Faisal M Caddani, Maxamud Xassan (Ina Birreh), Saleban Caynaanshe, Ismaciil X Muuse, Xusseen Warsame Sayyad,