TACSI – Aadan Mire Waqaf

Tacsi Ka Timid Suleiman Saeed Kabadhe (Danjiree) waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Qoyskii, Qaraabdii, Asxaabtii iyo Ehelkii Alle ha u naxariistee Geerida Marxuum Aadan Maxamed Mirre Waqaf waxa aan ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo dhamaan Shacabka reer
Somaliland-na samir iyo iimaan ka siiyo.
Waxa aan ilahay ugu baryaa  Marxuum Aadan Maxamed Mirre Waqaf inuu janadii farduusa ka waraabiyo samir iyo imana inaga siiyo in ilahay godka u nuuro ilahay suaalaha garsan siiyo in ilaahay maalinta qimaaye danbigiisa dhaafo amiin amiin amiin.

Waxa  aan Ilaahay kabaryayaa inuu Marxuum Aadan Maxamed Mirre Waqaf Inuu halkii uu ka baxay ugu badalo naxariis iyo nabad galyo iyo Samir iyo iyo cawil khayr qaba xaruurtiisii iyo Dhamaanba Shacabka Jamuuriyada Somaliland.