Taci iyo baaq ku Aaddan Dhacdadii Deegaanka Seemaal

Marka Hore Waxaan Salamyaa Dhamaan Reer Somaliland, Waxan U Rajayaynayaa Horu Mar

Iyo Wanaag, Marka Labaaddna Dhamaan Website Somalilandpost Iyo Dhamaan Hawl Wadeenada Oo Dhan.

Haddaan Hoos Uugu Daadago Maqaalkan Waxaan Cambaarayaa Dilkii Foosha Xuma

Ee Ka Dhacay Seemaal, Tacsina Waxaan U Dirayaa Dhamaan Ehelkii Iyo Qarabaddi Ay Ka

Baxeen  Dadkaasi  Iyagana  Rabigeenu U Naxariisto.

Inta Markaan  Halkaa Ku Dhaafo , Waxaan Halkan Uugu Baaqayna  Dawladda  Somaliland,   In

Ay Gudato Wajib Ka Saaran Dadlka Iyo Daka Iyo Amaanka Oo Si Dahakhso Ah Loo Hor Keeno  Cadaaladda  Manaxaankaa  Gaystay Dilka Waxash Nimada ah. Halkan Waxaan Ka Cadaynaynaa In Ay Dawladu Ku Fa Shilatan Tay, Sida Wax U Wado, Iyo Sida

Arinka Loo Galayba– Waxa  La  Xidhxidhay  Dad Badan,  Kuna Jira Jeelasha Hargaisa, Isla Markaana Aan Waxba  Lagu Soo Oogin.  Dadkaas Waxa Ku Jira Wax Garadkii , Wayeelkii, Suldaanaddii, Siyaasiyiin.

Waxa Muuqata In Dawladu Si Lama Filaan Ah Awood U Saartay, Oo Xukunkeedi Ku Dhacay Gobolka Gabilay

Ciqaab Jamaaci Ahna Loo Gaysatay,  Tiiyoon Wali Waxba Lagu  Cadayn, Hadaba Waxa Haboon In Dadka Si Dhakhso Ahloo Hor Keeno Cadaaladda Laguna Cadeeyo Waxi Dhib Ah Ee Loo Tirinaayo, Haddii Kale Loosoo Celiyo Xoriya Ddoodii, Si Dhakhso Ah.

Cadaaladdu  Waxay Ku Fiican Tahay In Aanay Jiitamin, Cid Gaar Ahana Aana Y Saarin Garab Ka ,

Dadkuna Danbiile Ma Noqon Karo Ila Lagu Cadeeyo Laguna Soo Oogo, Danbi Ay Gaysteen..

Waxaanu Dawlada Xasuusinaynaa In Ay Jiraan Maati Kasoo Qaxday Guryahoodi, Soo Barakacay, Maantana Wadhan Banaanada, Hadaba Suaashu Waxay Tahay Dawladdu Miyaanay Dadka U Wada Ahayn Madax ? Maxa Kuwa Lagu Eegayaa ?

Maatidaasi Maxay Gaysatay ? Yaa Lagy Halaynayaa ? Jawaabta Waxa Looga Fadhiya Dawlad Uu Madax Ka Yahay Mudane Ahmed Maxamed ( Siiraanyo)

Waxaan Kusoo Koobayaa In La Tix Galiyo Xaqqa Uu Leeyahay Dhamaan Muwaadinku, Oo Ruuxwalba

La Siiyo Xaqqiisa, Oo Ki Dhintayna Loo Doono Xaqqiisa Kan La Hayska Hayana Losoo Celiyo Xoriyaddiisa Ama La Hor Keenocadaalada.

Allaa Mahad Leh

Odayga Jaaliyadda Sacad Muse Ee Saudi Arabia

Abdulkhaliq Ali Mohamed