SOOL: Natiijada Sulux-nabadeed oo laga dhex-wado laba Beelood oo Xurguf dhexmartay iyo Xukuumadda oo ka hadashay

Laascaanood (SLpost)- Wefti ka kooban Wasiirro oo xukuumadda Somaliland u xil-saartay dhex-dhexaadinta iyo soo-afjarista colaad deegaanka Koonfurta Gobolka Sool ku dhexmartay laba beelood oo walaalo ah oo kuwada dhaqan deegaanka.

Qaar ka tirsan Xubnaha Weftigan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa ka hadlay qaabka ay u socdaan dedaallada dhex-dhexaadineed ee laga dhex-wado labada beelood.

HOOS KA DAAWO FAAHFAAHINTA WARKAN

https://www.youtube.com/watch?v=KeX9La3alCE