Somaliland: Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada oo si adag uga hadlay Arrinta Ganacsade Axmed Cismaan Geelle

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay Dacwad la sheegay in dowladda Jabuuti hay’adaha Sharciga ee dalka u soo marisay  Axmed Cismaan Geelle Arab oo ah Ganacsade u dhashay Somaliland isla markaana ah Mulkiilaha Shirkadda SBI Somaliland.

HOOS KA DAAWO FAAHFAAHINTA WARKAN IYO HADALLADA XILDHIBAANNADA