Somaliland oo markii u horeysay mastaafurinaysa AJAANIB Dhakhtarnimo kaga shaqaysanayey gudaha dalka

AJAANIBHargeysa (SLpost)- Dawladda Somaliland, ayaa markii u horeysay dalkeeda ka mastaafurinaysa Dad gudaha magaalada Hargeysa kaga shaqaysta Xirfadda caafimaadka, kuwaas oo markii baadhitaan lagu sameeyey la ogaaday inaanay lahayn aqoon durugsan oo dhinaca Caafimaadka ah.

Laanta Socdaalka Somaliland iyo Guddida Heerka qaran ee Mihnadlayaasha Caafimaadka, ayaa maanta shaaciyay inay dalka ka Mastaafurin doonaan Saddex Xubnood oo Wadanka kaga shaqaysanayay hannaan been abuur ah oo ku sheegteen inay yihiin Dhakhaatiir.

Warkan oo faahfaahsan iyo hadalka masuuliyiinta ka daawo halkan