Somaliland oo ka tashanaysa Ajandaha ay la hortagayso Shirka wada-hadallada Somalia oo todobaadkan dambe loo ballansan yahay

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Somaliland uga masuulka ah wada-hadallada u dhexeeya Soomaaliya, ayaa maanta isugu yimi kulan ay kaga arrinsadeen ajandayaasha ay la hortagayaan shirka wada-hadallada u dhexeeya labada waddan oo todobaadka dambe ka furmaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Kulankanka maantadhexmaray guddiga Somaliland uga masuulka ah ka-qayb-galka wada-hadallada oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda, kaas oo warbaahintu debed-joog ka ahayd, waxa qodobbadii lagu lafo-guray faahfaahiyey, wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis.

HALKAN KA DAAWO