SOMALILAND: Maxay Doorashada 13-ka November kaga Duwan tahay kuwii Hore, Maxaase lagu xusuusan doonaa? (WARBIXIN)

WARBIXIN-SOMALILANDMaxay Doorashada Madaxtooyada ee 13-ka November kaga Duwan tahay Doorashooyinkii Hore, Maxaase lagu xusuusan doonaa?

Warbixin oo ka Jawaabasay Su’aalaha kor ku xusan iyo qaar kale, waxa Soo Jeedinaya Weriye Ridwaan Caydiid Ismaaciil oo ah Suxufi ka hawl-gala Telefishanka Qaranka Somaliland.

 

HOOS KA DAAWO WARBIXINTAN