Somaliland: Go’aamo Xil-ka-Qaadis, Bedelaad, & Digniino Garsoorayaal Maanta Soo Baxay.

5 Garsoore oo Shaqada laga Eryey, 5 Garsoore oo Digiin kama dambays la siiyey

Hargeysa-SLPost- Fadhi maanta ay yeesheen Gudoomiyaha Maxmadda Sare, ahna Gudoomiyaha Guddiga Caddaaladda Dr Adam Xaaji Cali iyo xubnaha Guddiga Caddaalada ayaa dood iyo falanqeyn dheer ka dib soo saaray go’aamo xilka lagaga qaaday garsoorayaal, kuwo kale xilalkii ay hayeen goobo kale loo bedelay, Digniino kama dambays ah iyo aqbalaada garsoorayaal codsi shaqo ka tegis soo qortay.

Go’aamada Guddiga caddaaladda oo saamayn ku yeeshay tiro garsoorayaal iyo Xeer-ilaalinta ka tirsan oo gaadhaya 22 xubnood

hoos ka akhriso warkaa oo dhamaystiran

44571477_2009799652411928_7768973759695814656_n

44719488_2009799782411915_4774978145285570560_n

3 2

IMG-20181023-WA0005