Somaliland: Go’aamo laga soo saaray Aafada Sicir-bararka

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday go’aamo ay ku xakamaynayso Sicir-barar baahsan oo qiime dhac ku keenay lacagta dalka isla markaana kor u qaaday maceeshadda iyo badeecadaha kala duwan.

Guddi madaxweynuhu u magacaabay ka soo-talo bixinta sidii loo xakamayn lahaa sicir-bararka, ayaa maanta soo saaray go’aamadan oo taabanaya adeegyada lacagaha laysugu diro ee shirkadaha is-gaadhsiinta iyo isku-beddelka lacagaha.

Muuqaalkan Hoose ka Daawo Faahfaahinta warkan.

https://youtu.be/Z5FCHASmH9g