Siyaasiga Xamarji Oo Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Lixda Goobood Ee Lagu Muransan Yahay

Haregysa (SL.Post) Siyaasiga Axmed Xaaji Cabdilaahi Xamarji,  ayaa markii u horaysay ka hadlay, Lixda goobood ee lagu muransanyahay ee Waqooyiga Magaalada Hargaisa, wuxuuna ayaan darro ku tilmaamay in maanta shacabka walaalaha ah ee ka soo kala jeeda labada beelood ee awdal iyo waqooyiga Hargeysa, wuxuuna ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay Xildhibaan aareeye oo ka soo jeeda Gobolka Selel.

 

IMG_85D120-DEA94B-151331-2E17F5-B5D8E0-BAFD0F-310x232

Halkan ka daawo.

 

Somalilandpost.Hargeysa