Siyaasiga Cali Daacuun Oo Ka Hadlay Aragtidiisa Midnimada Somalia

Hargeysa (SL.Post)  Siyaasiga Cali Axmed Maxamed (Cal Daacuun) oo xilal ka soo qabtay dawladihii kala dambeeyay ee Somaliya oo hadda ku sugan magaalada Hargeysa, waxa uu ka hadlay aragtidiisa ku aadan wakhtigan gooni isku taaga Somaliland iyo go’aanka ay siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ku qaadaceen qodobadii ka soo baxay shirkii madasha wadatashiga ee dhawaan lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

 

Somalilandpost.Hargeysa