Siyaasi Sabce oo dhaliilo culus u jeediyey Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal cali waraabe

Eng sabce oo hore uga mid ahaa Xisbga Ucid haatan kujira xubno uu hogaamiye Jamaal cali xuseen ayaa Faysal cali waraabe ku eedeyey Burburin iyo maroorsi siyaasadeed oo uu kula kacay Xisbigii Ucid Halkan hoose ka Daaawo:

https://youtu.be/EmyLs6xJ7QU