Siyaasi Ramaax oo soo bandhigay inuu yahay Murashax iyo biyo-shubka Mustaqbalka Hankiisa siyaasadeed

Berbera (SLpost)- Guddoomiyihii hore ee Gobollada Saaxil, Sanaag, Togdheer iyo Awdal, Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa munaasibad ballaadhan oo uu maanta ku qabsaday magaalada Berbera, waxa uu ku soo bandhigay inuu yahay Murashax u taagan Golaha Baarlamaanka Somaliland.

Waxa kale oo uu halkaas kaga dhawaaqay inuu si rasmi ah ugu biiray Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo uu sheegay inuu cududdiisa taageero ku caawinayo.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE

https://www.youtube.com/watch?v=EyElOxbjlYA