Siyaasi Cabdiqaadir Jirde oo Jabuuti ku soo Bandhigay Guulaha Somaliland

Djibouti (SLpost)- Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa toddobaadkan magaalada Jabuuti kaga qayb-galay kulan-doodeed lagu soo bandhigay xaaladaha siyaasadeed iyo bulsho ee xilligan ka jira mandaqadda Geeska Afrika.

Kulanka oo ay soo qaban-qaabiyeen Macadka Heritage oo fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho, waxa uu Siyaasi Cabdiqaadir Jirde ku soo bandhigay Guulaha Somaliland ka gaadhay dhinaca dimuqraadiyadda iyo horumarka dowladnimada.

Muuqaalka Hoose ka daawo Doodda Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde