Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo Dhoolatus ku soo bandhigay Madal Ergooyin Golaha Dhexe ahi taageeradooda ugu hibaynayeen Muuse Biixi Cabdi

jawaanHargeysa (SLpost)- Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo ka tirsan siyaasiyiinta Beesha Koonfur-Galbeed Hargeysa, ayaa dhoolatus ah cududda beeshiisa iyo deegaannada ay deggen tahay ku soo bandhigay munaasibad ay taageeradooda ugu hibeeyeen ergooyinka Golaha Dhexe ee Kulmiye murashaxnimada madaxweyne ee Muuse Biixi Cabdi.

Cabdilaahi Jawaan waxa uu sheegay in beesha Arab ay tahay beesha ugu deegaan ballaadhan beelaha Soomaalida, isla markaana ay ku dhaqan tahay Somaliland, Soomaaliya iyo gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, waxaanu si gaar ah u xusay beeshiisu degto Shan ka mid ah gobollada Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO