Sixirka Shidaalka Caydhin Oo Aad Hoos Ugu Dhacay Dunida

Hargeysa(SLpost)-Sicirka saliida shidaalka cayriin ayaa hoos uga dhacay soddon iyo shan dollar barmiilkii markii ugu horaysay kow iyo toban sanno.

151227165505_oil_prices_640x360_bbc_nocredit

Iyadoo ay saamaysay shidaalka badan ee suuqa yaala, sicirka saliida cayriin ee nooca Brent ayaa hadda ka yar soddon iyo saddex boqolkiiba halkii ay joogtay 2014.

Colaada u dhaxaysa Sacuudiga iyo Iran ayaa la filayay inay kor u qaado sicirka, laakiin hoos ayay u dhigtay.