Sidee Shaqo loo Helaa, Sidee Shaqo Lagu Hantaa. Qaybta Koowaad

Maxamed Cali Bile waa Aqoonyahan u dhashay dalka Somaliland islamarkaana in badan ka soo shaqaynayey arrimaha waxbarashada, oo lagu xasuusan karo manhaj sammaynta Somaliland. Sidoo kale Maxamed Waxa uu mudo dhawr iyo Labaatan  sanno ah la shaqaynayey hay’addaha qaramada midoobay.

Maxamed Cali Bile, waxa uu dhallinta kala taliyaa arrimaha shaqada iyo shaqo heliska, waxaana uu imika innoo bilaabayaa barnaamij uu kaga sheekaynayo sida shaqo-doonku shaqo ku heli karo.

 

Halkan Ka daawo Barnaamijka Sidee Shaqo loo Helaa, Sidee Shaqo Lagu Hantaa, Qaybtiisa Koowaad