Sidee gobolka Gabiley looga Xusay sannad-guurada 23-aad ee Maalinta Qaranimada Somaliland?

Gabiley (SLpost)- Magaalada Gabiley ee Xarunta gobolka Gabiley, ayaa maanta si ballaadhan loogu dabbaal-degay xuska sannad-guuradii 23-aad ee gooni-isu-taagga Somaliland oo ku astaysan maalinta Qaranimada ee 18-ka May. aaaDadweyne Tiro badan oo ku lebbisan dirays laga tolay saddex midab ee calanka Somaliland ka kooban yahay, ayaa isugu soo baxay Kheyriyada magaalada Gabiley, waxaana dadweynaha la dabbaal-degay masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirrada Warshadaha, Diin iyo Awqaafta, Badhasaabka gobolka Gabiley, xildhibaanno iyo haldoorka gobolkaas. HALKAN KA DAAWO

Magaalada Arabsiyo