Sidee ayuu Boqor-Buurmadow u arkaa xaaladda Deg-degga ah ee Gobolka Sanaag?

Hargeysa (SLpost)-  Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo ka mida Madax-dhaqameedka Somaliland oo ku sugan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa ka horyimi xukunkii deg deg ahaa ee Madaxweyne Biixi ku soo rogay degmooyinka Ceel-afweyn, Gar-adag iyo Ceerigaabo.

Dhinaca kale Boqor Buurmadoow ayaa waxa uu ku baaqay in xilka laga qaado guddoomiyaha golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax.