Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM oo soo bandhigtay Abaalmarinno la xidhiidha Adeegyada ay bixiso oo Macaamiisheedu ku guulaysteen

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM, ayaa soo bandhigtay abaal-marinno la xidhiidha adeegyada ay bixiso qaarkood oo ay ugu talo-gashay qaar ka tirsan macaamiisheeda oo ku guulaystay, kaddib markii ay shirkaddu u soo bandhigtay inay macaamiishu ku tartamaan saddex ka mid ah adeegyadooda.

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN