Shirkadda FlyDubai oo lacag gar-gaar ah ugu deeqday Somaliland iyo Danjire Baashe oo ka hadlay

Shirkadda FlyDubai oo lacag gar-gaar ah ugu deeqday Somaliland iyo Danjire Baashe oo ka hadlayDubai (SLpost)- Wakiilka Dowladda Somaliland u fadhiya dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Amb Baashe Cawil Cumar, ayaa xukuumadda Dhexe ku wareejiyey Lacag dhan 130,000 oo doolar oo ay ku deeqday shirkadaha duulimaadyada diyaaradaha ee Flydubia, waaana halkaas lacagta ku guddoomay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo socdaal ku jooga dalkaas.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA MASUULIYIINTA OO HADLAYA