Shirkadaha Korantada Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inay Jabiyeen Qiimihii Korontada Ay Ku Iibin Jireen

Hargeysa(Slpost)-Ururka ay leeyihiin shirkadaha korontada siiya magaalada Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay jabiyaan qiimaha ay dadka kaga qaadaan korontada, dhawaan ayay wasaarada ganacsigu isugu yeedhay shirkadaha laydhka isla markaasna ka codsatay inay jabiyaan qiimaha korontada ay dadka kaga iibiyaan.