Shidaalka oo saameeyay dhaqaalaha Ruushka

Ruushka(SLpost)-Dhaqaalaha Ruushka oo hoos u dhacay kadib sicirka shidaalka markii uu hoos u dhac ku yimi maalmihii ugu danbeeyay.

Dhaqaalaha Ruushka ayaa hoos u dhacay 3.7% 2015-tii, sida ay sheegayso warbixin ay soo saartay xafiiska istatistiga ee Ruushka.

Wax iibsiga ayaa hoos u dhacay 10% halka, maalgashiga uu hoos u dhacay 8.4% hoos u dhacii dhaqaalaha ee ugu xumaa waddanka tan iyo 2009.

Laakiin wax soo saarka Ruushka (GDP) ayaa kordhay 0.6% 2014-kii.