“Sanduuqa Xisaabaadka Dawladda Hoose Shaqsi Looma Xanibi Karo” Maamulka Golaha Deegaanka Hargeysa

 

Hargeysa(SLpost)-Xubno ka tirsan maamulka golaha Deegaanka Hargeysa ayaa maanta sheegay in aan sanduuqooda xisaabta la xanibi Karin, taasi oo maxkamadda gobolka Hargeysi shalay soo saartay xayiraad ay ku soo rogeen dhaqdhaqaaqyada xisaabeed ee sanduuqa lacagta ee dawladda hoose ku leedahay bangiga dhexe.

 

Halkan Ka daawo Hadalka Dawladda Hoose