Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo Si Wada-jir ah uga hadlay Dagaalka Tukaraq, Shacabkana Baaq u jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland, ayaa si wada-jir ah uga hadlay dagaal maalintii shalay ku dhexmaray deegaanka Tukaraq Ciidamada Qaranka iyo Ciidamada maamul-goboleedka Puntland.

Saddexda XisbiMasuuliyiinta Xisbiyada UCID, KUlMIYE iyo WADDANI oo maanta si wada-jir ah shir-jaraa’id ugu qabtay magaalada Hargeysa, waxa ay daboolka ka qaadeen inay axsaab ahaan si midaysan u cambaareynayaan weerar ay ciidanka maamul-goboleedka Puntland ku soo qaadeen Ciidanka Qaranka, waxaanay shacbiga Somaliland ugu baaqeen inay is-garab taagaan Ciidamada Somaliland.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN