Sababtii DALKA Hindiya Uga Baxay Ciyaaraha Koobka Adduunka (Xogta Dahsoon)

Hindiya waxa uu ka mid tahay dalalka aan maskaxda dadka ku soo dhicin marka laga hadlayo arrimaha kubadda cagta ee caalamiga ah, balse waxa lagu yaqaannaa oo dalkaasi si weyn looga xiisayaa ciyaaraha cricket-ka oo ay dheelaan waddamada barwaaqo-sooranka oo ah qayb ka mid ah waddamadii ay boqortooyada Ingiriisku gumaysan jirtay.
Haddaba, warbixintan soo socota oo uu diyaariyey Wariye Xuseen Kursi qaybna ka ah barnaamijyo uu diyaariyo oo uu ugu magac-daray Xogta Daahsoon, waxa ay soo bandhigaysaa sababta dalka Hindiya looga saaray Tartanka Koobka Adduunka ee Kubadda Cagta.