Ruushka Iyo Poland oo Bisad isku qabsaday

Ruush(SLpost)-Ruushka ayaa dalkooda ka eryey nin saxafiya oo Polish ah , waxaanay Ruushku ku jees jeeseen inay xanaaneyn doonaan bisadiisa Marusia.

Wasaarada arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa fariin loo diray Bisadaasi ugu bushareyey inaanay werwerin isla markaana in la xaneeyn doono.

Waxaa dhankiisa aad uga cadhooday ninkii weriyaha ahaa Bisadiisa lahaa Waclaw Radziwinowicz ayaa BBC-da u sheegay inaanu fahmin waxa ay Ruushku uga jeedaan eryadan

Ruushka iyo Poland ayaa waxaa ka dhaxeeya xifaaltan siyasadeed oo meelo badan gala sida bisadaha.

Xigasho BBC