“Reer Sool-low Ninkii Noogu Kurisga Jeclaa Ee Warancadde, Kursigii Weynaa Wuu Ka Kacay” Faysal Cali Waraabe

Laasacaanood (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali-waraabe,  ayaa sheegay in  Cali Maxamed Warancadde uu baneeyay xilka Wasaarada arrimaha guddaha oo uu sheegay inuu jecayl u qabay.

 

 

 

Guddoomiye Faysal oo isagoo magaalada Laascaanood ku sugan  reer Sool-na xusuusinaya kursi jacaylkii wasiir Waran-cadde, waxa uu hoosta ka xariiqay in mar hadii uu Waran-cadde ku qancay xilka-qaadistiisa la fili karo in  rag badan oo kalena kuraasta bannayn doonaan,”Ninkii noogu kursiga jeclaa ee Cali-warancadde kursigii weynaa wuu ka kacay, taasina waxa ay ina tusaysaa in Saylici-na ka kici karo.” Ayuu yidhi Faysal Cali-waraabe.

 

 

 

 

Somalilandpost.Hargeysa