Advertisement
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar, ayaa sheegay Xukuumadda Somaliland ay joojisaya gabi ahaanba wada shaqayntii Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM, isla markaana ay ka mamnuucday inay xafiis ka furtaan dalkeeda.
Wasiirka Arrimaha Debedda oo Caawa Shir-jaraa’id ku qabtay Xarunta madaxtooyada ka dib kulan dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Ergayga QM ee Somaliland/Somalia Mr Nicholas Kay oo maanta booqasho ku yimi Dalka.
Advertisement
SOMALILANDPOST.NET
Advertisement